Trump oo Digniin Adag hawada u mariyay Dadka Xiriirka Ganacsi la leh dalka ….

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa digniin adag hawada u mariyay Wadamada iyo dadka kale ee xiriirka ganacsi la sameeya Dowlada Iiraan oo cunaqabteyn  Mareykanka kusoo rogay. Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay Madaxweynaha dalka Mareykanka ayuu ku sheegay  in cid kasta oo xiriir ganacsi la samaysa Iiraan aysan wax xiriir oo ganacsi uusan dhexmari doonin … Continue reading Trump oo Digniin Adag hawada u mariyay Dadka Xiriirka Ganacsi la leh dalka ….